
Xiisadda siyaasadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubbaland oo sii kordhaysa
MUQDISHO, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ay maamul cusub uga dhiseyso gobolka Gedo, kaasi oo la rumeysan yahay inuu barbar u noqonayo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam ( …